Pakistan oo Ogaatay Qorshe Halis ah oo dowlada Hindiya Dalkeeda la damacsan tahay

Dowlada Pakistan ayaa shaaca ka qaaday in ay heshay xog sirdoon oo sheegaya in ciidamada Milatariga dalka Hindiya qorsheenayaan in maalmaha soo socda weerar xoogan kusoo qaadaan dalkeeda. Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Shah Mehmood Qureshi oo shalay la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay heleen xogo sirdoon oo cadeenaya in ciidamada Hindiya qorsheenayaan in duulaan … Continue reading Pakistan oo Ogaatay Qorshe Halis ah oo dowlada Hindiya Dalkeeda la damacsan tahay